Maxkamada ciidamada oo Xukun dil ah ku riday Cabdullaahi Xasan Maxamed 

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya oo dil iyo dhaawac u geestay labo ruux oo shacab ahaa. Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali ayaa lagu helay dilka wada gaari dad-weyne oo marayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan Siinka Dheer iyo dhaawaca qof … Continue reading Maxkamada ciidamada oo Xukun dil ah ku riday Cabdullaahi Xasan Maxamed